Maxaa xalay ka dhacay degaanka Sabiid ee gobolka Shabeellaha hoose?

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dagaal ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo xoogag ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay ku dhexmaray degaano duleedka ka ah degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose. Dagaalka ayaa yimid kadib markii xoogaga Al-Shabaab ay weerareen Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliya gaar ahaan kuwa Mareykanku tababaray ku leeyihiin deegaanka … Continue reading Maxaa xalay ka dhacay degaanka Sabiid ee gobolka Shabeellaha hoose?